Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka iyo Hiirshabelle oo gaaray degmada Maxaas

Date:

Masuuliyiin katirsan Dowladda Dhexe iyo dowladd goboledka Hiirshabelle ayaa gaaray degmada maxaas ee gobolka Hiiraan ,waxaana wafdigaas hugaaminayo  Xildhibaan Maxamed Buraale iyo wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdi Daahir Karoore, waxaana degmada Maxaas kusoo dhaweeyay maamulka degmada ayada oo kadib kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka magaaladaasi.

 

 

Ujeedka Wafdigaan ayaa ahaa sidii kormeer ay ugu sameyn lahaayeen nolosha dadka deegaanka iyo sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa xarumaha dowladda ee ku yaala magaaladaas iyo ceelashii biyaha ee dhawaan ay gubeen kooxaha Khawaarijta.

 

 

Xildhibaaan Maxamed Cabdulaahi Buraale oo katirsan BFS ayaa sheegay in Dhamaan tuulooyinka hoos yimaada Maxaas ayaa qiimeyn lagu sameyn doono  ceelashii laga gubayna oo argagixisada gubaty dib ay u dhisi donaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...