Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Beeraha oo la kulmay Wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee hay’adda cunada Adduunka WFP...

Soomaaliya oo Kenya kaga guuleysatay kiiskii dacwadda badda ee ICJ

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa maanta go’aamisa in kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya ay ku guuleysatay Soomaaliya, waxayna Meesha...

Sawirro: Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta oo tababar u soo xiray 10 Weriye

Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar maalmahaan u socday qaar ka mid ah...

Wasiirro, saraakiil ciidan iyo guddiga doorashada Puntland oo ka shiray amniga doorashada

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas...

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan oo tacsi udirtay shacabka reer Pakistan

Safaaradda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay murugada iyo tiiraanyada la qeybsanaysaa dowladda iyo shacabka aan walalaha nahay ee reer Pakistan geeridii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...