Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay “SAWIRRO”

Waxaa maanta ka furmay xafiiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed tababar ku aaddan hawl-gelinta Maktabadda Qaranka. Tababarka ayaa lagu baran doonaa aqoonta iyo hawlaha lama huraanka...

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee...

Soomaaliya oo ka Qeybgashay Munaasabad lagu soo Bandhigayay Dhaqanka”SAWIRRO”

Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Midowga Africa iyo UNESCO ayaa ka dhacday magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, waxaana ka qeybgalay in ka badan 35...

Agaasimaha guud ee Waxbarashada oo daah-furay Kulanka wadatashiga Siyaasada Waxbarashada Carruurta

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta daahfuray Kulanka wadatshiga siyaasada Waxbarashada Xanaanada Carruurta. Agaasimaha Guud ee...

Qarax miino oo lagu dilay duqii deegaanka  Feer-Feer

Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa waxay sheegayaan in qarax miino lagu dilay duqii deegaanka Feer-Feer Khaliif Garaad Rooble iyo qof kale oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...