Agaasimaha guud ee Waxbarashada oo daah-furay Kulanka wadatashiga Siyaasada Waxbarashada Carruurta

Date:

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta daahfuray Kulanka wadatshiga siyaasada Waxbarashada Xanaanada Carruurta.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan looga doodayay Siyaasada Waxbarashadda Xanaadada Carruurta oo ay soo diyaarisay Waaxda Horumarinta Adeegyada Waxbarshadda, kaasi oo socon doono Muddo laba cisha ah,iyadoo ay kasoo qeyb galeen Bahda Waxbarashada qeybaheeda kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...