Leyla Aden

1711 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo kormeeray goobaha Imtixaanka ee degmadda Balcad

:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan imtixaanka Dugsiyada sare ee Degmada Balcad. Kormeerka Wasiirka waxaa...

Waxbarashadu waa himillo weyn oo la mid ah Amniga’ (WARBIXIN

Waxbarashada iyo xilligii ka dambeeyay gobannimada Horumarinta Waxbarashada ayaa markiiba noqotay waxa ugu horreeyay ee la dardar galiyay markii xornimada la qaatay ee dhidibbada...

Shirka Xoojinta Iskaashiga dalalka EAC oo Muqdisho ka furmay

-Shirwaynaha xoojinta iskaashiga ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah ayaa...

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay Soo gabo gabaynta Hawlaha Xafiiska UNSOM

-Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay sidii loo soo geba...

Boliiska Soomaaliya oo caawinaad u fidiyeen Ardayda si’ay u gaaraan goobaha Imtixaanka lagu galayo

Kadib Roob xooggan oo ka da’ay magaalada Muqdisho kaas oo saameyn ku yeeshay Ardayda sanadkaan galeysa Imtixaanka Shahaadiga ah ayaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...