Leyla Aden

1906 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Shaqada XFS oo sheegay in dowladdu ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay horumarinta sharciyada shaqada iyo...

Xafiiska hantidhowrka guud oo si rasmi ah ugu biiray shabakadda Carabta ee hufnaanta iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa si rasmi ah ugu biiray Shabakadda Carabta ee Hufnaanta iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa (ACINET), taas oo qayb ka ah...

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Labaad oo maanta furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda IOM

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska kula kulmay wafdi uu hogaaminayo madaxa hey’adda IOM u qaabbilsan Soomaaliya...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridday ganacsade garsoor u doontay khawaarijta

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun lix bilood ah ku ridday ganacsade Cabdifitaax Yuusuf Xersi (Cagaweyne) oo garsoor u doontay khawaarijta. Ganacsade Cagaweyne, ayaa lagu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...