Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta booqday safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur"Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya,waxaana kusoo dhaweeyay Danjiraha Safaaradda Soomaaliya...

Saraakiil ka tirsan (CXDS) ayaa tababar loogu soo xiray dalka turkiga.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka turkiga. Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin la...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo dalka Baxreyn kula kulmay dhigiisa dalkaas

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Manama ee caasimadda Boqortooyada Baxreyn kula kulmay Wasiirka Warfaafinta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo dalka Bahrain uga qeybgaley shirka Wasiirrada Warfaafinta Carabta.

Manama, 29 May 2024: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Manama ee caasimadda Boqortooyada...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA QEYB GALAY SHIRKA GUDDOOMIYAASHA BAARLAMAANADA EAC.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA QEYB GALAY SHIRKA GUDDOOMIYAASHA BAARLAMAANADA EAC. Nairobi, Kenya, 29 May 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa Magaaladda Nairobi ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...