Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Sawirrada kormeerka wasiirrada warfaafinta Somalia iyo Jabuuti.

Wasiirka warfaafinta Qaranka Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye }ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti MUDANERidwaan Cabdillaahi Bahdoon oo shalay...

Wasiirka Warfaafinta Qaranka oo xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Dhigiisa Jabuuti iyo wafdi uu hugaaminyay.

Wasiirka warfaafinta Qaranka Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ridwaan Cabdillaahi Bahdoon oo...

Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed iyo Maalinta cuntada aduunka oo Muqdisho laga xusay.

Qeybaha kala duwan ee cunooyinka uu dalkeenu hodanka ku yahay  heeso iyo ruwaayada ka tarjumaya qiimaha beeraha iyo wax soo saarka  ayaa lagu soo...

Kulan looga hadlayay amniga oo Dhuusamareeb lagu qabtay.sawirro”

Wasiirka amniga Galmudug oo guddoomiyay Kulan looga hadlayo Amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka Qaybgaleen Saraakiisha Amaanka Dhusamareb, Gudoomiyaha Gobolka iyo Gudoomiyaha...

Wasiir Maareeye oo soo dhaweeyay dhiggiisa Jabuuti.

Wasiir warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saaka dalka Ku soo dhaweeyay dhigiisa dalka Jabuuti. Wasiir Maxamed Cabdi Xayir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...