Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Xuska maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo

21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weeyn quluubta bulshada,waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ama bud-dhigeeda uu...

Madaxweynaha Galmudug oo shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkeynta amniga Degmada Xarardheere.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Kulanka looga hadlayay adkaynta ,xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale ee khawaarijta Al Shabaab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay ka qayb galayaasha Shirka dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo bogaadiyay howl-gallada ka socda Galmudug.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka MD Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xoreeyeen Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer. “Waxaan Guud...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...