Fardowso Xasan Nuur

1038 POSTS

Exclusive articles:

Danjiraha Soomaaliya ee Ruushka oo la kulmay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Ruushka, Mudane Mohamed A. Zubeyr, ayaa kulan maqaamkiisa sare la qaatay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka, Mudane Rustam...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay howlaha Doorashooyinka Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Guddiga Doorashooyinka uu ku guuleystay inuu horumar ballaaran ka sameeyo diyaar-garowga...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Saraakiisha Hoggaanka Booliska 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan...

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo war kasoo saartay maxaabiista ku xiran dalka Sacuudiga 

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaan u yahay Wasiir Xassan Macallin Maxamuud, waxay si dhaw u la socotaa xaaladda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta Guddoonka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...