Fardowso Xasan Nuur

458 POSTS

Exclusive articles:

Xujeyda Soomaaliyeed oo loo daabulayo deegaanka Miina 

Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta 8aad ee Bisha Dulxij oo loo yaqaano (Yowmu Tarwiya) maalinta Aroorka, ayaa Malaayiin xujey ah oo adduunka...

Wasiirka Duulista Soomaaliya oo kulan fogaan arag ah la qaadatay Mudane Jean Todt

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada H.E Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan,ayaa kullan miro...

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kulan la yeesha Qeybaha kala duwan ee Bulshada

Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo kulan looga Arrinsanaayo Ka qeyb qaadashada Horumarinta Dagmada la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada. Duqa Dagmada Gaalkacyo...

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo soo xiray Shirka Mashruuca isku xirka dhijitaalka Bariga Afrika 

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali),ayaa Magaalada Nairobi ku soo xiray Shirka xoojinta Mashruuca isku xirka dhijitaalka ee Bariga...

Labo Xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka 

Cali Xasan Cali oo looyaqaano ( Cali Dheere ), ayaa isku soo dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...