Fardowso Xasan Nuur

418 POSTS

Exclusive articles:

Kumanaan Arday ah oo maanta u soo dhammaaday Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad 

Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe, ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka,kuwaas oo...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo heshiis la Saxiixday guddoomiyaha Qatar Charity 

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis Istaraatiiji ah kula...

Gollaha Wasiirrada oo Ansixiyey Xeer-nidaamiyaha sharciga Xafiiska Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay...

Wasiirka Awqaafta Soomaaliya oo kulan xog-wareysi ah kula qaatay Mas’uuliyiinta Dowladda Magaalada Makkah

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlada Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali, ayaa kulan xogsiiin la yeeshay qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Dowladda...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha

Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay Wehlinayaan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...