Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana uu diiradda saaray duruufaha adag ee...

Wasiirro ka qeyb galay abaalmarin loo qabtay shirkadaha ugu tayada badan adeeg bixinta

Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeybgalay xaflad lagu maamuusayay abaalmarinta shirkado ganacsi oo ku guuleystay kobcinta tayada...

NISA iyo saaxiibadeeda oo howlgallo ka fuliyay saddex mid ah gobolada Soomaaliya 

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ka fuliyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Suudaan 

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda...

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo Minnesota kaga hadlay Dalxiiska iyo Dimuqraadiyadda

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay Aqalka Sharci-dejinta ee gobolka Minnesota, halkaas...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...