Fardowso Xasan Nuur

958 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo xoojisay ka hortagga Tahriibka

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda qaran ee ay ugu xil-saarantahay Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya waxa ay muddooyinkii u dambeeyay xoogga saartay ka...

Afhayeenka Booliska “Ciidanka Booliska waxa ay qeyb ka yihiin ciribtirka Khawaarijta”.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay in howlgallada ciidanka aysan ku koobaneyn caasimadda Muqdisho, balse ay qeyb ka yihiin dadaallada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Guddiga Qaran u Magacaabay Taakuleynta Dagaalka Khawaarijta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah ee...

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda...

Ducaalle Axmed “Markii aan ku biiray khawaarijta ayey ii deyriyeen waalidkayga”.

Ducaalle Axmed ayaa sheegay in markii uu ku biiray Khawaarijta ay si xun ula dhaqmeen waalidkiis, isla markaana ka dhigeen mid aan qiimeyno u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...