Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud,  ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, waxaana ay ka wada hadleen calaaqaadka labada...

Guddiga Garsoorka ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa

Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xafiiska Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa,waxaana shir...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda oo dhawaan la baneeyay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...

Madasha Horumarinta Soomaaliya oo laga ka furmatay Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa ka furmay Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgalayaan, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa telefoon kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Wadahadalkooda ayaa...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...