Ra’iisul Wasaare Xamse oo geesinimo ku abaalmariyey 3-dhallinyaro ah

Date:

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii kooxaha Khawaarijtu ay ka geysteen xeebta Liido.

“Xukuumadda Danqaran waxa ay idinku abaalmarinaysaa geesinimdiina oo aad ku muteyseen bilad iyo shaqaalaysiin.”Ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse.

Xukuumadda ayaa dhallinyaradan siisay fursad shaqo iyo abaalmarino, si loo qiro kaalintooda nafhurnimo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar...

64 sano ka dib, Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha (WARBIXIN)

Wadankii ugu horreeyay ee ay wax wada qabsadaan Shiinaha...

Madaxweynaha JFS oo booqday xarunta Shirkadda Huawei

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...