Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Horjooge Aaden Raabbi Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta, ayaa isu soo dhiibay guutooyinka Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo 45...

Wasiir Dowlaha Caafimaadka oo furtay kulan lagu tageerayo shaqo Gelinta Hay’adda Maareynta Dawada  

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo furtay Kulan lagu Taageerayo Shaqo Gelinta Hay'adda Maareynta Daawada Soomaaliya iyo dhaqan gelinta Axdi Qaarameedka Tayada Daawada Afrika oo...

32 Xubnood oo khawaarijta ka tisanaa oo lagu laayay howlgal laga fuliyay Jubbaland

Ugu yaraan 32 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay 3 kalena nolosha, ayaa lagu qabtay kadib howlgallo ay ciidanka Danab ee xoogga dalka iyo...

Madasha Horumarinta Soomaaliya oo looga Dooddayo horumarinta dhaqaalaha dalka

Magaalada Muqdisho Waxaa maalintii labaad ka socda, Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgalayaan, Mas'uuliin kala duwan sida wasiirro, xildhibaanno iyo aqoonyahanno isaga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo geesinimo ku abaalmariyey 3-dhallinyaro ah

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...