Fardowso Xasan Nuur

1268 POSTS

Exclusive articles:

Dagaaladii ka dhacay Dagmada Luuq oo laga soo saaray Qodobo xal loogu helaayo colaada

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Faderaalka iyo maamulka Jubbalanad oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsanaa xal u helidda colaadihii...

Madaxweynaha JFS oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran ee ka hortagga Maalgelinta Argagixisada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga...

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo lagu soo dhaweeyay Toronto 

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo gaartay Magaaladda Toronto ee Wadanka Canada, ayaa waxaa halkaasi...

Cali Cabdi Maxamed (Cali shiine) Oo kormeeray Garoonka Kubadda Cagta Cabdullaahi Ciise 

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda Cayaaraha Galmudug Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur oo ay wehliyeen, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaasi Cabdiraxmaan Maxamed Axmed, Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali...

Gollaha Wasiirrada koofur Galbeed oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada oo lagu Ansaxiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...