Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay Agaasimayaasha afar Wasaaradood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,...

Maamulka Gobalka Banaadir oo kulan Qur’aan akhris ah u sameeyay Shuhadadii Xeebta Liido

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo Qur'aanka Aqris ah ugu sameeyay Shuhadadii Todobaadkii hore ay Kooxaha Khawaarijta ku...

Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi “Dadka Soomaaliyeed Mas’uuliyad ayaa ka saaraan deegaanka”

Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya khadiijo Maxamed Al-Makhzumi, ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey waxqabadka...

Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Luxembourg oo la magacaabay

Guddoomiyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Luxembourg. Waxaana xubnana guddiga ay kala yihiin: 1-Xildhibaan Aweys Maxamed...

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo dhoola-tus soo bandhigay

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya iyo Hawlgalka Midowga Yurub ee loo yaqaan (ATALANTA Operations),ayaa si wada jir ah u sameeyey layliga loo soo gaabiyo (VBSS)...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...