Fardowso Xasan Nuur

1396 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha G/Shacabka oo xaliyay kala aragti duwanaasho u dhaxaysay xildhibaanno ka tirsan BJFS

Kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa ku guuleystay inuu xaliyo kala aragti duwanaansho soo...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulluugga ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo Shiinaha...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Dr....

Kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Aminga iyo la dagaalanka Khawaarijta 

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka...

Madaxda Masar iyo Turkiga oo ku heshiiyay taageerida midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, oo shir jaraa’id oo wadajir ah magaalada Ankara kula qabtay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...