Fardowso Xasan Nuur

1400 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka qeybgalay shirka Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika 

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qayb galay shirka 18-aad ee Guddoomiyayaasha Baarlamaaannada Dowladaha Bulshada Bariga...

Wasiirka Isbadalka Cimilada Soomaaliya oo kulan la qaadatay Xoghayaha Guud ee Hay’adda ( WMO)

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Xoghayaha Guud ee Hay’adda Caalamiga ah ee Saadaasha...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo warbixinno ka dhageestay Saraakiisha CBS

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Ayaa kulan isugu yeeray Saraakiisha Ciidanka Boliiska, isagoo ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda amni...

Xildhibaannada labada Gole oo leh Akhrinta 2-aad ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta leh fadhiga Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha. Fadhigan...

Wasiir Al-Cadaala oo ka Warbixiyay Isbadalka Qorshaha Qaran ee 5-ta sano ee soo socoto 

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala “Waxaa halkaan lagu diyaarinayaa qorshaha dalkaan lagu hoggaami doono 5 sano ee soo socoto, taasina waxa laga faa’iidayaa horumarin dhinac walba...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...