Fardowso Xasan Nuur

406 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda SoDMA iyo Culumada Soomaaliyeed oo kulan wadatashi ah ku yeeshay Muqdisho 

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Culimada Soomaaliyeeed, ayaa isugu yimid shir wada-tashi ah oo diiradda lagu saaray, kor-u-qaadista xiriika wada-shaqeyn ee ka dhaxeeya SoDMA...

Ra’iisul Wasaare Xamse ” Macalinku waa halgamaaga naftiisa iyo Ubadka Soomaaliyeed”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo in uu soo saaro arday leh waddaniyad,...

Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Dalka Turkiga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta oo khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa, Safiirka Jamhuuriyadda...

Duqa Muqdisho oo soo xiray madasha Doonista Maqaamka Matalaada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka Caasimadda iyo Matalaada...

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo ka qeybgashay shir caalami oo ka dhacay magaalada Jeddah

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryam Mohamed Hussein, ayaa ka qeybgashay Shirweynaha Afaraad ee Caalamiga ah ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...