Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay Geerida Guddoomiye Maxamed Sheekh (JAWAARI)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyeeyay Geerida Guddoomiye JAWAARI

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo ehelka uu...

Tartanka doorashooyinka madaxtinimo oo ka bilowday Iran

Dadka reer Iran ayaa maanta u dareetay codbixinta doorasdhada madaxtinimo ee lagu xulanayo cidda qabaneysa madaxweynaha dalkaasi mudada dhowrka sano ah ee soo socota. Xarumaha...

Wasiirka arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Madaxda Hay’adda SoDMA 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay...

Madaxweynaha JFS oo ugu hambalyeeyay Dowladda aan Walaalahanahay ee Jabuuti Maalinta Xorriyadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo guud ahaan shacabka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...