Fardowso Xasan Nuur

1261 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Booqday  Xarumaha Caafimaad ee ka jiro Baydhabo 

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden oo howlo Shaqo u joogey Magaalada Baydhab ee xarunta maamulka...

Wasiirka Qorsheynta oo soo xiray aqoon isweydaarsiga tiirka casriyaynta dowladnimada

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo xiray aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo ku...

Wasiir Fiqi oo la kulmay xoghayaha guud ee OIC

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya musane Axmed Macallin Fiqi,ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee ururka dowladaha...

Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo mar kale Baaq u diray bulshada Bulshada Soomaaliyeed

Guddiga Maaliyadda Gurmad Qaran oo ku kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee Hay’adda (SoDMA), ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka qeybqataan...

Kulan looga arrinsanaayo hirgalinta mashaariic hormarineed oo lagu qabtay Dagmada Gaalkacyo 

kulankaan oo ay soo agaasimeen maamulka dagmada Gaalkacyo, ayaa waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug, Ganacsatada Siyaasiyiin,Waxgaradka, Guddiga santuuqa horumarinta dagmada iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...