Fardowso Xasan Nuur

1377 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Fiqi oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa cusub ee IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Madaxa Cusub...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned back home after attending an extraordinary summit in Riyadh in the Kingdom of Saudi Arabia to discuss...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga soo qeyb galey...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha “Dadkeennu waxa ay u baahan yihiin doorasho qof iyo cod ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka toddobaadka Warbaahinta Qaranka,ayaa sheegay in dadkeennu ay xilligaan u baahan...

Wasiirka Deegaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay madasha UNCC ee COP29

Waxaan khudbad ka jeediyay madasha UNCC ee #COP29, anigoo iftiimiyay muhiimadda ay leedahay xoojinta nidaamyada digniinta deg degga ah si Soomaaliya ay uga sii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...