Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qayb galay shir looga hadlayay horumarinta...

Golaha Wasiirrada oo Meelmariyeen Heshiis Iskaashi Dhaqaala ah oo dhaxmara Dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha 

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee...

Wasiirka Gashaandhigga “Cadowgeena gudaha iyo dibadaba waa inaan u diyaar garownaa”.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac),ayaa tagay Xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo tababaro uga socday Ciidamo ka...

Wasiirka Cayaaraha XFS oo ka qeygalay Shirka Istaraatiijiyadda Dhallinyarada ee Jaamacadda Carabta 

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Bare Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay meertada 47aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo kulan la yeeshay Safiirrada Turkiga iyo Sucuudiga u fadhiya dalkaas

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa booqasho ugu tagay Safiirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...