Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha haweenka nabadda IGAD (IWPSF)

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD (IWPSF). Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka...

War-murtiyeed laga soo saaray Marxaladda kala guurka ah ee howlgalka ATMIS iyo AUSSOM 

War-murtiyeed kasoo baxay Shirka Taliyaasha Ciidamadda dalalka ka midka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Maanta lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho. Shirka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo furay Shir-Cilmiyeedka Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Adam, ayaa si rasmi ah u daah-furay Shir-Cilmiyeedka 1-aad ee Ururka...

Madaxweynaha JFS oo diggiin u diray kuwa Maalgaliyaan Argagixisada 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta...

Soomaaliya oo ka taageerayso Turkiga Martin-galinta Shirweynaha 31aad Isbadalka Cimilida  

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-makhzoumi, ayaa kulan la yeelatay dhiggeeda Wasiirka Deegaanka, Magaalaynta iyo Isbeddelka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...