Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Aas Qaran oo maanta loo sameeyay Askartii dhawaan lagu dilay Ceelbaraf 

Waxaa maanta Salaadda Janaasada (AUN) lagu dukaday Askartii ku lagu dilay degmada Ceelbaraf, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1-President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the people on Somalia's membership in the United Nations Security Council. 2-President Hassan Sheikh Mohamud attended the 25th anniversary of...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabadda sannad-guurada...

Taliyaha CXS oo Sheegay in la Dardargalin Doono Dagaalka ka Dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, General Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay dardargalin doonaan dagaalka ka dhanka...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka la wadaagay guusha Soomaaliya ee Kursiga QM 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay gaareen kadib markii Soomaaliya ay...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...