Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Arrimaha Dibadda oo ka hadlay Kursiga Golaha Ammaanka ee QM oo ay Soomaaliya heshay

Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay fadhiga rasmiga...

Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Ciidanka ilaalinta Deegaanka ee Xamar 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir,ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta howlaha shaqo ee Ciidanka ilaalinta Deegaanka Xamar iyo...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan...

Xubinnimadda Soomaaliya ee Golaha Amaanka QM oo si rasmi ah u bilaabatay 54 kadib 

Xubinnimadda Soomaaliya ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (QM) ayaa si rasmi ah u bilaabatay maanta, kadib markii Soomaaliya ay si rasmi ah u...

Odayaasha dhaqanka Sooomaaliyeed oo kulan ay yeesheen kasoo saareen Baaq Nabadeed

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa baaq nabadeed oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...