Fardowso Xasan Nuur

1398 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Dhallinyarada Galmudug oo soo dhaweeyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Galmudug, Mudane Abdiwahaab Sheikh Abukar Nur, ayaa Xafiiska Xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay shir looga hadlayo xaaladda dalka Congo DRC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika...

Guddoomiyaha SoDMA oo Kulamo la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Russia

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga dalka Russia, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiir ku xigeenka...

Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgalay shirka Suuqa Shaqada Caalamiga ah ee Sacuudiga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa ka qeybgalay shirka suuqa shaqada ee caalamiga ah (Global...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad oo Daah-furay Xarunta Qatar Airways ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa sheegay in duullimaadyada casriga ah ee dalka ku xiraya dunida...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...