Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in laga dhaafay cashuuraha iibka adeegyada caafimaadka ee laga bixiyo cusbitaalada iyo rugaha caafimaadka ee dalka. Go’aankan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika...