SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, Agaasimeyaal, iyo kusimaha ahna...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo soo xiray barnaamijka Goleyaasha Deegaanka

Muqdisho(SONNA):– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha goleyaasha deegaanka Gobolka...

Xaaladihii ugu dambeeyey fatahaadda webiga ee Baladweyn

Hiiraan(SNTV) -Waxaa sii kordhaya saameynt fatahaadaha uu Baladweyn ka sameeyay Webiga Shabeele, iyadoo weli uu taagan yahay qulqulka dadka ka barakacaya biyaha webiga. Wariyaheena Ibraahim Maxamed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanka Moqo-kori

Hiiraan(SNTV)- Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Xoogga Dalka ay howlgal military kula wareegeen deegaanka Moqo-kori ee gobolkaasi,halkaasi oo dadku ay ku...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo billowday dhaqaale uruurin

Oslo-(SNTV)-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa billowday Dhaqaale uruurin loo sameynayo Dadkii ay dhibaatadu kasoo gaadhay fatahaadda Webiga Shabeelle, gaar ahaan Magalada Beled-weyne. Kulan ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...