SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmaya Amiirka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay fiidkii gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan la qaato...

Alshabaab lagu laayay Hiiraan

In ka badan 15 ka mid ah maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa lagu dilay dagaal iyaga iyo dadka deegaanka ku dhex maray gobolka...

XEERKA TARTAN CILMIYEEDKA WARBAAHINTA QARANKA SOOMAALIYEED

XEERKA TARTAN CILMIYEEDKA WARBAAHINTA QARANKA SOOMAALIYEED Radio Muqdisho iyo SNTV waxa ay si wadajir ah u billaabayaan Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay ka qeybgalayaan...

Wareegga 1-aad ee tartan Cilmiyeedka degmooyinka caasimadda iyo gobollada dalka

Guddiga Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ayaa sameeyey isku aadka degmooyinka gobolka Benaadir iyo kuwa gobollada dalka oo sannadkaan loo sameeyey si Daah-furay oo si...

Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha Zimbabwe

Zimbabwe(SNTV) Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood Ambassador Jamaal Maxamed Barrow,kadib...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...