SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Raa’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo la kulmay dhigiisa Turki

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), oo safar shaqo ku jooga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan...

Duqa Muqdisho iyo Madaxa Bankiga Adduunka ee Bariga Afrika oo wada hadlay

(Muqdisho, 14 Maajo 2018) – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda...

Guddoomiye Yariisoow oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah Isbitaalka Deyniile

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa Maanta si wadajir ah xarigga...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Amb. Cabdiraxiin Caabi Faarax

Muqdisho, May 14, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Tacsi u diraya eheladii, qoysaskii iyo umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday Safiirkii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...