SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Muran badeedka Soomaaliya & Kenya oo wili ku jiro gacanta maxkamadda caalamiga ah ee Hegue

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo...

Ciidanka xoogga Dalka oo degaanno badan ka saaray Argagixisada Al-Shabaab

Muqdosho-(SNTV)-Taliyaha Guutada 52–aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal. Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) ayaa sheegay inay dileen Malleeshiyaad badan oo ka tirsanaa nabad diidka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goor-dhow Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii...

Imtixaankii dowladda oo loo hakiyey Roobabka da’aya

Muqdisho(SNTV):–Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in la baajiyey Imtixaannaadkii Shahaadiga ee shalay ka bilowdey dalka  sababa la xiriira Roobab xooggan oo ka da’aya caasimadda...

Tartan aqooneed derbi ah oo dhex maray labo degmo oo ka wada tirsan Jubba-land

Muqdisho (SNTV)-Tartan xiisa badan oo udhaxeeyo  degmooyinka Jilib iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan jubbada dhexe iyo Gedo , sidoo kale hoostaga maamulka jubba-land ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...