SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dibad baxayaal ku tilmaamay Netanyahu “Dembiile dagaal” xilli uu Socdaal ku tagay Paris

Dibad baxayaasha careysan oo isagu soo baxay waddooyinka magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ayaa ku baaqayay in Ra’iisul wasaare Netanyahu loo aqoonsado dembiile dagaal. Carada...

WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA AMNIGA QARANKA

Baydhabo (SNTV)- Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed...

Kim iyo Trump oo kulankooda lagu qaban doono Jasiiradda Sentosa 12-June

Kulankani oo si aad ah loo wada sugayo ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan labada hogaamiye ee dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un...

Qaraxyo Foolkaano horleh oo hakad-geliyay howsha baadi goobka Guatemala iyo 192-qof oo lala’yahay

Ugu yaraan 192 qof ayaa la la'yahay iyadoo kumanaano kun oo qof ay ka barakaceen xilli howshii baadi goobka ay gebi ahaanba istaagtay markii...

Kismaayo oo ku biirtay wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka

  Muqdisho (SNTV)- Habeenkan caawa ah waxaa ku wada ballansanaa tartan aqooneedka bisha Ramadan degmooyinka xeebaha dhaca Xamar-weyne & Kismaayo  oo ka kala tirsan goballada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...