SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shaqaale QM ka tirsan oo lagu rasaaseeyay Gobolka Tigreey ee Dalkaasi Itoobiya.

Dowlada Itoobiya ayaa qiratay in ciidankeeda rasaaseeyeen isla markaana ay xireen shaqaale QM ka tirsan gobolka Tigreey, ayagoo ku eedeeyay in ay galeen goobo...

Guddoomiye Cumar Filish”Waxaan rajeyneynaa in aan la Waayo qof ku nool Gobolkan oo aan wax qorin waxna Akhrin”+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Barnaamijka kulanka wadatashiga iyo is dhex-galka Bulshada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukumadda Ingiriiska+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la...

Madaxweyne Deni: Cidii diida lacagta Shilin Soomaaliga Sharciga ayaan la tiigsaneynaa+(SAWIRRO).

Madaxwaynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni aya kula hadlay guriga gobalka, waxgaradka qaybihiisa ,ganacsato ,madaxda shirkasaha isgaarsiinta iyo guddiyada ganacsatada yar ee suuqlayda ah...

Duqa Degmada Galkacyo oo kormeeray Xaafadaha Magaalada+(SAWIRRO).

Duqa dagmada Galkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale, ayaa maanta kulan looga hadlayay xoojinta wada shaqeynta la yeeshay guddoomiyaasha xaafadaha magaalada. Duqa dagmada galkacyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...