SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Maxkamadda racfaanka Gobolka banaadir oo kormeeray qaar ka mid ah Maxkamadaha Gobolka

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan; Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa booqday Maxkamadaha Degmooyinka Xamarwayne iyo Shangaani, isagoo u kuur galaya habsami u socodka howlaha...

Ra’iisulwasaare Kheyre oo shirar la leh oday dhaqameedyada Qardho

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay boqor...

Tirinta codadka doorashada dalka Zimbabwe oo socota

Harare (SNTV):-Sida uu qoray wargeyska The Guardian, waxaa billaabatay tirinta codadka doorashadii Madaxweynenimada shaley ka dhacday dalka Zimbabwe oo dad aad u badan ay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeerey wasaaradda caafimaadka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta kormeeray xarunta wasaaradda caafimaadka dalka, ayaa kulan xog-waraysi ah...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madaxa bannaan ee Xuduudaha

Muqdisho(SNTV):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa  kulan kula qaatay gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo federaalka ee Qaranka. Gudoomiyaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...