SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Rabshado dad ay kudhinteen oo ka dhacay dalka Zimbabwe kaddib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii madaxtinimada

Muqdisho 2da August 2018 (SNTV):-Inta la ogyahay seddax qof ayaa ku dhintay bannaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay caasimadda waddanka Zimbabwe Harare, kaddib markii...

UK oo bogaadisay Horumarada dhanka Siyaasadda iyo Amniga ee ka jira Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Rt.Hon Gavin Williamson,ayaa maalintii talaalada soo gaaray magaalada Muqdisho,isagoona dib u xaqiijiyay balanqaadkii UK ee ahaa iney taageerto Soomaaliya...

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe

Garowe(SNTV);- Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abukar Islow  ayaa booqday xarunta laanta 6-aad Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgasha magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa kormeer...

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay Xabsi cusub

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashi Yuusuf Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan”  ayaa waxay maanta dhagax...

Ra’iisalwasaare umushay, kadibna shaqadeeda dib ugusoo laabatay.

Muqdisho 2da August 2018 (SNTV):-Waa dhif iyo lnaadir in la arko haweeney uur qaaddo oo hadana dhasha iyadoo heysa jagada ugu sareysa wadanka, laakiin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...