SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah

Muqdisho, August  18, 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ku qaabilay xafiiskiisa qoys danyar ah oo...

Duqa Muqdisho iyo Ilwad Elman oo isla gartay awood siinta Dhallinyarada

Muqdisho (SNTV)- ‪Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ah Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng, (Yariisow) ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ilwad Elman Waxayna...

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa Hanaanka dib u Heshiisiinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Shirka wadatashiga Diyaarinta Hanaanka Qaran ee dib u Heshiisiinta ayaa diirada lagu saaraya sidii loo heli lahaa qabya qoraalka siyaasadda qaran ee...

Putin iyo Angela Merkel oo Wadahadal ku leh Germany

Muqdisho Sabti August 17 (SNTVR):-wasaaraha dalka Germalka  Chancellor Angela Merkel iyo Madaxweynaha dalka Russian Vladimir Putin ayaa manta lagu wadaa in ay  kulmaan oo...

Daawo Barnaamijka Bidhaamiye

Muqdisho (SNTV)- Qeybtii Hore ee Barnaamijka Bidhaamiye oo si gaar ah diiradda loogu saarayo arrimaha marin habaabinta dhallinyarada ay qaldaan Maleeshiyada Alshabaab. Xarumaha Irshaad, Hilaal...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...