SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Billaabay la xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasiirrada

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta bilaabay la xisaabtanka wasiirrada ee sannadlaha ah si loo qiimeeyo hawlaha wasaaradaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo lataliye sare u magacabay C/qaadir Maxamed Nuur “Jaamac”

Muqdisho Sabti August 18 (SNTV);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS ayaa maanta Mudane C/qaadir Maxamed Nuur “Jaamac” u magacaabay lataliye sare oo katirsan Xafiiska Guddoomiyaha Golaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Agaasimaha Arrimaha Haweenka Ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo...

Machadkii Arrimaha Diplomaasiyadda Soomaaliya oo maanta la dhagax dhigay

Muqdisho(SNTV):–Mudane Axmed Ciise Cawada wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo danjiraha Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dib...

Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ayaa dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Dalka ee uu 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya,  iyadoo ay goob...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...