SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Amiirka Qatar

Dooxa (SNTV):- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo baaq ka soo saaray xaaladaha ka taagan Baydhabo

Muqdisho (SNTV) Kadib shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayuu kaga hadlay arrimo ay kamid yihiin...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka qayb galay Madasha Dooxa

Dooxa (SNTV):- -Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dalka Qatar uga qayb galay madasha sannadlaha ee Dooxa. Ra’iisul wasaaraha ayaa madasha ka...

Buug laga qoray tayada badeecadaha Soomaaliya Dibadda ay u dhoofiso oo lasoo bandhigay

Muqdisho (SNTV) Buugan ayaa waxaa uu iftiiminayaa Tayada badeecadaha Soomaaliya Dibadda kala soo dagto iyo kuwa ay u dhuufiso. Buugan ayaa waxaa qoray Cabdiqaadir Ibraahim Sheekh...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Qatar ugu baaqay iney ka qeyb qaataan Dib u Dhiska Dalka.

Doha (SNTV) Isagoo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qatar ayuu sheegay Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisal wasaaraha dalka in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Qadar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...