SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Sooyaalka madaxweynaha la doortay ee Koofur Galbeed Soomaaliya

Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) Wuxuu ku dhashay degmada Baydhabo sanadkii 1968kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose dhexe wuxuu kusoo qaatay degmooyinka Baydhabo iyo Luuq, dugsi sare...

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midawga Afrika

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midawga...

Duqa Muqdisho “Xooggaga Wadaniyiinta waxaa laga sugayaa in Gacana ay dalkooda ku dhistaan midna ku Difaacaan”.

Muqdisho(SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo u soo xiray Xooggaga Wadaniyiinta Siminaar socday muddo shan casho ah oo lagu...

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo Jabuuti uga qeyb galay shir looga hadlayay isbedelka gobalka geeska Afrika

Muqdisho(SNTV):- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guulled (Khadar) ayaa maanta dalka walaalaha aanu nahay ee Jabuuti uga qayb gelay madasha sannadlaha...

Guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare oo baaq ka soo saaray Xaaladda ka taagan Baydhabo

Muqdisho (SNTV)- Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka taagan magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...