SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo diyaarisay hab casri ah oo imtixaanaadka loo qaado

Muqdisho (SNTV) Iyadoo loo diyaar garoobayo imtixaankii guud ee dowladda oo dhicidoona bartamaha sanadkan ayaa wasaaardda Waxbarashada,Hidah iyo Taclinta sare ee dowladda Soomaaliya waxaa ay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Qayb-gelaya Shirka Dalalka Carabta iyo Midowga Yurub

Masar (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka...

Wadatashiga Wareega Koowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka 9-aad oo ka furmay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SNTV):- Waxaa maanta si rasmi ah Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug uga furmay Wadatashiga wareegga kowaad ee Qorshaha horuamrinta Qaranka Sagaalaad oo...

Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhalinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga

Muqdisho (SNTV) Iyadoo maalmahan lagu jiro Xuska Afafka Aduunyada ayaa waxa goobo badan oo dalka kamid ah lagu qabtay Xuska Afka Soomaaliga, akhriska iyo horumarintiisa. Xaflad...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsi Casri ah oo Muqdisho laga dhisay

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay maanta munaasabadda xuska 49-aad ee aasaaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...