SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada

Khamiis, Maarso 21, 2019 –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qayb...

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha Xarunta Oktoobar

21 Maarso, 2019; Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa mAanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Oktoobar...

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo shaaciyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 5-aad ee Golaha

Muqdisho (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BFS waxaana Kulanka ka...

Sheekh Kenyaawi oo Muxaadaro Wacyi-gelin ah u jeediyay Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho (SNTV):-Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo ka mid ah culumaa’udiinka soomaaliyeed ayaa Maanta waxaa uu booqasho ku tagay xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo xeray shir looga hadlayay Awoodaha Heerarka Dowladda

Muqdisho(SNTV):- Shirkaan oo sadaxdii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabisay wasaarada  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...