SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Garowe lagu so dhaweeyey

Garowe (SNTV) Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Mareykanka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wassaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo...

Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay Wasiirada Dastuurka ,Shaqada iyo Tamarta

Muqdisho (SNTV):-Degreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay  Wakaaladda SONNA...

Ciidammada Amniga oo la wareegay Hub Badan soona qabtay maleeshiyaad badan oo Argaggixisada ka tirsanaa

Muqdisho (SNTV)- Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlagaladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay duleedka Muqdisho iyo qeybo...

Tubaha Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Oo Dhidibada Loo Taagay

Muqdisho (SNTV):-Howl-wadeenno iyo khuburo ka socda xafiirka Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya oo maalmahaan ugu sugnaa magaalada Baydhabo daadejinta tubaha qaranka ayaa ku guulaystay in ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...