SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo ku qabatay Muqdisho shira isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta

Muqdishi (SNTV): –  Waxaa shalay ku qabsoomay Muqdisho Shirka isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta si loo xoojiyo aragti mideysan oo laga yeesho horumarka Soomaaliya, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Washington (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim. Ra’iisul Wasaaraha...

Haweenka Muqdisho oo Deeq Taakuleyn ah ku wareejiyey Ciidanka Xoogga ee furinta hore ee dagaalka ku jira

Muqdisho (SNTV)-Sahaydaan loogu talo galay Ciidanka qalabka sida ee Howlagalada ka wada Qaar kamid ah Gobolada dalka, gaar ahaan kuwa la wareegay deegaanada Sabiib...

Shirka isku xirka Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Dar-dargelinta howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ,dadaalada aqoonsiga caalamiga ah loogu raadinayo baasaborka Soomaaliga iyo xoojinta wadashaqeynta laamaha Hay’adda ayaa kamid ah...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

Dooxa (SNTV):- Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...