SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Ku ammaanay Shacabka Sida ay ula shaqeeyaan Ciidanka Ammaanka

SNTV:- Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Injireer; C/raxmaan Cumar (Yariisoow), oo Xalay guddoomiyay Shirka amniga Caasimadda ayaa daboolka ka qaaday in is...

Wasiir Sadiiq Warfaa oo wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa Isniinta maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay safiirka dowladda...

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay hawlwadeennada Barnaamijka Aqoonsiga Qaran iyo Xarunta Korjoogteynta Maaliyadda

Muqdisho (SNTV) Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi Fuursade ayaa kulammo gaar gaar ah la yeeshay hawlwadeennada Barnaamijka Aqoonsiga Qaran ee Muwaadiniinta (National ID)...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo

Galmudug (SNTV)–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo...

Ciidanka Amniga oo Marka ku qabtay 4 dhagar-qabe oo siday qarax.

Marka (SNTV):- Ciidanka Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen magaalada Marka ku soo qabtay Afar dhagarqabe oo ka tirsan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab. Dhagabar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...