SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in ay soo gabagabeeyeen Tirakoobka hantida Qaranka

Shirkaan Jaraa’id uu Muqdisho ugu qabtay warbaahinta Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxaa uu ugu horeyn kaga hadlay geedi socodka...

Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta DFS & Dowlad-Goboleedyada oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirada Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee...

Shirka horumarinta Tamarta oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradad Tamarta &Khayraadka Biyaha XFS oo Baydhabo ka socda

Waxaa si rasmi ah magaalada baydhabo uga furmay shirkii looga arinsanayey arrimaha Tamarta iyo korantada dalka,kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasiirka Tamarta iyo...

Xukuumadda oo Ciidamada loo tababarayo Galmudug Ku Boorrisay In cadawga ay ku qabtaan gacan bir ah

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo  socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga socdo...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS oo shir guddoomiyey shir lagu ansixinayey siyaasadda qaran ee dhuxusha Soomaaliya+Sawirroa

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen,ayaa guddoomiyay shir u jeedkiisu ahaa ansixinta Siyaasada  dhuxusha soomaaliya oo ay soo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...