SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

R/wasaare Kheyre “Dowladda FS waxa ay xoogga saareysaa dib u habeynta Hay’adaha Dowliga ah”

R/Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay Shirka Madasha Wadatashiga Soomaaliya & Beesha Caalamka oo maalintii 2-aad ka soconaya Muqdisho ayaa sheegay in dowladda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Lagu Ammaanay Sida Ay Uga Go’antahay Ka Gun-gaaridda Qorshaha Deyn Cafinta “Sawirro”

R/Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay shir looga hadlay qorshaha deymaha looga cafinayo dalka oo ay kasoo qayb galeen wakiillada dalalka deymaha...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Kasoo Saartay Cumar C/qaadir Sh.Nuur Xuseen

Cumar Cabduqaadir Sheikh Nuur Xuseen ayaa loo heystaa dillka Allaha Unaxariiste Ex. Dable Boliis Jamaal  Abuukar Jiinow oo uu ku dilay degmada Waaberi 22-kii...

R/Wasaare Kuxigeen; Mahdi Oo Furay Shirka Madasha Wadatashiga Soomaaliya & Beesha Caalamka, Muqdisho

Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya  wakiilo ka socday Ururo Caalami ah shirkado iyo sido kale 50 dowladood ayaaa ka qeybgalaya shirkaaan dhinaca Soomaaliya waxaa...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Kormeeray Xabsiga weyn ee Puntland Oo Burcad-badeed Kujiraan ‘Sawirro’

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir hawlo shaqo Ujooga Garoowe  ayaa Booqday Taliska Ciidamada Asluubta Puntland Iyo Xabsiga wayn ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...